Faahfaahin: Nin qarax ka geystay Magaalada Muqdisho oo toogasho lagu dilay

Ciidamada amniga DF ayaa xalay toogasho ku dilay nin bam gacmeed ku weeraray fariisin ciidamadu ku leeyihiin isgoyska Howlwadaag ee magaalada Muqdisho. Ninkan ayaa markii hore bamka ku tuuray goob ay ku sugnaayeen ciidamada, waxaana ka dib toogasho ku dilay askartii halkaas ku sugneyd xili uu isku dayey inuu baxsado. Qaraxa ka dhashay bamka uu … Continue reading Faahfaahin: Nin qarax ka geystay Magaalada Muqdisho oo toogasho lagu dilay